Ciidamada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Dad Tahriibayey

0
50

Ciidanka Ilaalada xeebaha saldhiga 2-aad ee saylac ayaa gacanta ku dhigay 26 qof oo tahriibyaal ah kuwaasi oo damacsanaa inay doon ka raacan xeebaha galbeed ee dalka .

 

Waxayna islamanta lagu wareejiyey ciidanka scodaalka ee Lawyo-cado si loogu celiyo halkii ay ka yimadeen