“Reer Laascaanood waxaanu leenahay caqligii Aabayashiin iyo Awoowayaashiin la kaalaya,”Faarax Macalin in uu Somaliland u soo Bu’o, isagoo gaarisa waxba ku hayn” Faysal Cali Waraabe

0
31

“Waxaan aad ugu faraxsanahay arrimihii Doorashooyinka oo meel fiican inoo maraya..,”

 

“Jabuuti waa sidii Ilmo-yar waxaa gacanta ku hayaa Somaliland iyo Ethopia, Waxaan leeyahay Ismaaciil Cumar Geelle…,”

 

“Faarax Macalin in uu Somaliland u soo Bu’o, isagoo gaarisa waxba ku hayn, in uu yidhaa waxaan la noolaanaya intaasoo qoomiyadood oo Kenya ah, haddana Somaliland ayaan kala gurayaa caqligaasi maaha kii aanu..”

 

” Reer Laascaanood waxaanu leenahay caqligii Aabayashiin iyo Awoowayaashiin la kaalaya..,”

 

“Doorashadii way dhacaysa, horena waanu idiinku digay, immikana hubsada codkiina..,

 

 

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay qodobo kala duwan

“Reer Laascaanood waxaanu leenahay caqligii Aabayashiin iyo Awoowayaashiin la kaalaya,”Faarax Macalin in uu Somaliland u soo Bu’o, isagoo gaarisa waxba ku hayn” Faysal Cali Waraab