“Heshiiska Itoobiya Iyo Somaliland Wuu Filayaa” Wasiir Kaahin

0
22

“Heshiishkii ay Wada Galeen Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dowladda Itoobiya Wuu fulayaa, dhinaca Somaliland wuu ka dhamaystiran yahay heshiishku, dhinaca Itoobiyana sidaas oo kale ayaanu ka rajaynaynaa”—Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed.