Gudoomiye Xirsi Oo U Shacabka Tumay Ansixinta Xeerarka Doorashooyinka

0
33

“Waxa aan soo dhaweynayaa xeerka doorashooyinka isasaarka ah ee ay labada gole codka aqlabiyadda ah ku ansixiyeen, waanan ku hambalyaynayaa goloyaasha shaqadaa Qaran ee ay guteen.

 

Doorashadu waa ay dhacaysaa, isbeddel khayr qabana waa uu imanayaa, waynnuna guulaysanaynnaa.” Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan .