Qodobada Lagu Dhaweeyey Khilaafkii Labada Gole

0
28

Shir gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka JSL oo kaashnaya Gudi isku dhaf ah oo labada gole ka tirsan ayaa heshiis ka gaadhay khilaafkii Xeerarka doorqshooyinka. Waxaanay Madaxweynaha u gudbiyeen Xalka khilaafkii taagnaa.