XAMAAS “Haddii cadowga Israa’iil uu doonayo maxaabiistiisa inay noolaadaan, ma haysato doorasho aan ahayn inay joojiyaan dagaalka’

0
36

UPDATE: Afhayeenka iska caabinta, Cubayda ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray uga warbixiyay howlgallada ay fuliyeen;

• Haddii cadowga Israa’iil uu doonayo maxaabiistiisa inay noolaadaan, ma haysato doorasho aan ahayn inay joojiyaan dagaalka.

•Tan iyo bilowgii hawlgallada dhulka ee Israa’iil , guutooyinka waxa ay beegsadeen 720 ka mid ah baabuurta dagaalka.

•Toddobaadkii la soo dhaafay, dagaalyahannada waxay qaadeen 15 hawlgal oo kuwa shiishka ah oo guulaystay.