Xanuunno Dhimirka Ah Oo Ku Dhacay Askarta Israa,,l

0
46

Xanuunno Dhimirka Ah Oo Ku Dhacay Askarta Israa,,

 

UPDATE: Telefishinka Al Araby oo xiganaya warbaahinta Israa’iil, ayaa sheegay 2,000 oo ka mid ah askarta Israa’iil inay la soo daristay xaalad dhimirka ah (waali) ka dhalatay weerarrada ay kala kulmayaan iska caabinta tan iyo 7 bishii Oktoobar. Askarkan ayaa la sheegay in la marsiiyay daaweyn xagga dhimirka ah.

 

Allahu Akbar…