Tirada Dhimashada Qaza Ee Labada Dhinac Oo Korodhay

0
39

Ugu yaraan 15,899 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar. Israa’iil, tirada rasmiga ah ee dhimashadu waxay maraysaa ilaa 1,200 sida la sheegay, balse Israaiil way xadiday in ay runta ka sheegto khasaaraha.