Habarjeclo iyo Habarawal waa hilbo wada dhashay, tageero iskuma laha ee waajib ayay isku leeyihiin” Suldaanka Subeer Awal

0
64

“Habarjeclo iyo Habarawal waa hilbo wada dhashay, tageero iskuma laha ee waajib ayay isku leeyihiin, naf iyo maalba inay isu huraan ah, waan taageraynaa shirka Talowadaag, Subeer Awalna Waa ku waajib wixii la gudboon inay yeelan, waxaanu diyaar u nahay difaaca Jamhuuriyada Somaliland, Waxaan leeyahay Reer Sheex Isxaaq waa ul iyo diirkeed ninka u kala abtirnaaya ka daaya ayaanu leenahay.” Suldaanka Guud Ee Beesha Habar- Awal Suldaan Xasan.