Qarax ka dhacay warshad saliidda sifeysa, ayaa dilay ugu yaraan 18 Qof iyo Dhaawaca tiro kale.

0
95

Nigeria: Qarax ka dhacay warshad saliidda sifeysa, ayaa dilay ugu yaraan 18 Qof iyo Dhaawaca tiro kale.

 

Dadka deegaanka, ayaa Sheegay in laga cabsi qabo in dhimashadu ay intaas kasii kordhi Karto, marka loo eego tirada dadka la rumeysan yahay inay goobta ku sugnaayeen xilliga qaruxu dhacay.