Itoobiya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo gaadhaya €650m.

0
83

Itoobiya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo gaadhaya €650m

 

Mashriicdan ayaa ah kuwo hore Itoobiya Looga hakiyey, ka dib Markii uu Dagaal ka qarxay qaybo ka mid ah Dalkaasi oo ay ka mid yihiin Maamulka tigreega, kuwaas oo dhamaan Hal bilyan oo dollar oo loo qorsheeyey 2021 illaa 2027 ka.

 

Mashaariicdan ayaa hadda loo siidaayey Itoobiya.

 

Africannews