Taliska Ciidanka Booliska Oo Ka Shiray Arrimaha Maanka Dalka

0
62

Taliska Ciidanka Booliska Oo Ka Shiray Arrimaha Maanka Dalka

Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka qabsoomay Shir ballaadhan oo lagaga hadlaaya Amniga guud ee dalka.

 

Waxaana kasoo qayb Galay Taliyaha Ciidanka Booliska Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi , Waxaana ugu horrayn warbixin lagaga dhagaystay hoggaamada , Taliye qaybeedada iyo kuwa Saldhigyada .

Waxaan si qoto-dheer loogaga hadlay xaaladda amni ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa shaqooyinka muhiimaka ah ee Ciidanka Boolisku dalka u hayaan.

 

Waxaana laga soo saaray qodobo muhiima oo lagu xoojinaayo xaaladda Amni ee dalka .