๐—ฅ๐—ฎ’๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—•๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ป

0
107

๐—ฅ๐—ฎ’๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

New York, 22 Sebtember, 2023: โ€“ Raโ€™iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, oo ay ka wada hadleen xiriirka u dhexeeya labada dal.

 

Ra’iisul Wasaaranimada ayaa Madaxweynaha kala hadlay sidii dowladda Mareykanka ay u sii heysay lahayd dagaalka lagu ciribtirayo Khawaariijta, qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, si ciidamadeena qaranku ay ula socdaan wareegaan guud ahaan amniga dalka.

 

Waxaa kale oo ay ka wada hadleen sidii Madaxweynaha Soomaaliya gacan uga siin lahaa barnaamijka cafinta ee gabagabada maraya si loo taageero oo horumar iyo isku filnaansho dhaqaale.

 

DHAMMAAD

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir

Afhayeenka Xukuumadda, ahna Afhayeenka Warfaafinta iyo Xiriirka XRW

Farxaan Maxamed Jimcaale

farhan.jimale@opm.gov.so

media@opm.gov.so

Muqdisho, Soomaaliya

www.opm.gov.so

Twitter:

@SomaliPM

Facebook:

OPMSomalia

Flicker

https://www.flickr.com/people/opmsomalia/

instagram:

opmsomalia