Maxay Ka wada Hadleen Somalia Iyo Sucuudiga Oo kula Xasasiya Yeeshay

0
81

Raโ€™iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan, waxayna ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada waddan.