Wararkii U Dambeeyey ee Magaalada Sheekh Oo Salad Ka Jirto

0
65

Xaalada magaalada Sheekh ayaa hada degan, kadib rabashadii maanta dhacay ee salka ku hayay colaada Cali Saahid.

 

Waxaa se laga cabsi qabaa inay dib u bilaabmaan rabshadihii dhacaan oo kale.

 

Ciidamo iskugu jira Boolis iyo Military ayaa amaanka gacanta ku haya oo sugaaya nabadgalyada magaaladaasi, kuwaas oo shaaracyada taagan. Sida la ii sheegay.

Somalilandrise.net kala soco wixii Kasoo kordha arrintan..,.