Sababta 11 xubnood ee gudoomiye faratoon magacaabay ay buuqa u dhaliyeen 

0
95

Sababta 11 xubnood ee gudoomiye faratoon magacaabay ay buuqa u dhaliyeen

 

  1. Mustafe Axmed Abdilaahi (Ururka Kaah)

  2. Axmed Yusuf Guruuje (Xisbiga Waddani)

3.Marwo Aamina Cilmi Fariid. (Xisbiga Kulmiye)

  1. Axmed Dayib Aadan. (Xisbiga Kulmiye)

5 Xirsi Cabdilaahi Xirsi. (Xisbiga Kulmiye)

  1. Cabdinasir Yusuf Cisman (Xisbiga Kulmiye)

  2. Mukhtar Xasan Maydhane. (xisbiga Waddani)

8.Maxamed Jaamac Rambo. (Xisbiga Kulmiye)

  1. Ibrahim Maxamed Guun (Xisbiga Wadani)

  2. Jamaal Cali Aadan. (Ururka Kaah)

  1. 11. Maxamed Xasan Siciid. (Ururka Kaah

Golaha Wakiilada ayaa arrintan ku kala qayb samay waxaana ka hadlay Cali Xaamud oo ah ku xigeenka Labaad ee Golaha, waxaanu u sheegay Galaydh media

“Gudoomiye Faratoon, wada tashigii wuu diiday nidaamkii golahu u shaqayn jirayna wuu baal maray, gudida uu magacaabayna dhinac ayay ka raran tahay ” Gudoomiye Cali Xaamud Jibriil