Faysal Cali Waraabe Oo Oog Gaadhay Tuutahana U Xidhay Difaaca Dalka

0
81

Xisbiga UCID ayaa gaadhay magaalada Oog oo ay ku sugan yihiin ciidamada Millateriga Somaliland.

Faysal Cali Waraabe ayaa hore y sheegay inuu tuutaha u xidhan difaaca dalka taas oo u muuqata inuu ka dhabeeyey iskana Xaadiriyey Oog.

Ma Jiro war faah faahsan oo Faysal Soo saaray oo ku Saabsan tegitaankiisa Oog, balse Waxa la baahiyey sawir uu Tuute Xidhan yahay oo lagu sheegay inuu Oog ku sugan yahay.