Madaxweynaha Ukraine Oo Xeelad Ku Dilmaamay Xabad Joojinta Ruushka

0
109

Madaxweynaha Ukraine ayaa sheegay in xabbad joojinta 36-ka saac ah ee Madaxweynaha Ruushka Putin shaaciyey tahay xeelad kale.

Hogaamiyaha Ukraine ayaa sheegay in dagaalku uu dhamaan doono marka ciidamada Ruushka ay ka baxaan Ukraine ama ‘waxaan tuureynaa’

Mr zelenskyy ayaa Diiday Inuu Aqbalo Xabad Joojinta Puntin sheegay, isaga oo ka walaacsan inay tahay Siyaasad iyo xeelad kale oo dagaal.

“Waxay hadda rabaan inay u isticmaalaan Christmas-ka si ay u joojiyaan horumarka wiilasheenna ee Donbas oo ay keenaan qalab, rasaas iyo ciidamo abaabulan oo ku dhow meelahayaga,” Zelenskyy Ayuu yidhi

Sorce AJ Jazeera