19 Maxbuus oo Mandheera Laga Sii Daayey

0
106

19 Maxbuus oo Mandheera Laga Sii Daaye.

Maxaabiistan, ayaa ah dhalinyaro lagu Soo qabtay Rabshadihii ka dhacay magaaladda Laascaanood maalmihii u dambeeyey, kuwaas oo gebi ahaanba la sii Daayey oo dib loogu celiyey deegaamadoodii Sool.

Tallaabadan, ayaa xukuumadda Somaliland ay u qaaday sidii loo dejin lahaa Xaaladda Laascaanood oo ay dhowaan dilal iyo rabshado ka dheceen