Ukraine oo Raashin Usoo Dirtay Somaliland

0
136

Dawladda Ukraine ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ugu deeqday Markab Raashina oo siday 25, 000 oo tan oo ah Qamandi iyo Hadhuudh.

Ukraine ayaa sheegtay in ay tan kaga qayb gelayso cunto yarida iyo abaaraha ka jira Soomaaliya.

Dalkan deeqda bixiyey ayaa ah mid sannad wax ku dhow dhibbane u ahaa dagaal uu dhulkeeda ku soo qaaday dalka la jaarka ah ee Ruushka.