22 Qof ayaa ku dhintay dab ka kacay Ruushka

0
96

22 Qof ayaa ku dhintay dab ka kacay Ruushk

Dab ayaa ka kacay guri lagu xanaaneeyo dadka da’da ah oo ku yaalla magaalada Kemerovo ee Siberia, halkaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 22 qof, sida ay sheegeen kooxaha gurmadka degdega ah ee Ruushka.

Waxaanay magaalada dabkani ka kacay qiyaastii 3,000 kiiloomitir bari ka xigta caasimadda Moscow ee caasimadda ruushaka. Dabkan ayaa la xakameeyey saacado kadib. Sida ay sheegeen laamaha amaanka waddankaasi