Murashax Cirro Iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo Berbera Gaadhay

0
124

Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berbera.

Ujeedada Weftiga ayaa ah wacyigelinta bulshada ee diwaangelinta codbixinta oo guud ahaan Somaliland ka bilaamaysa 28-ka bishan.