13 Qof ayaa ku dhintay Baraf Japan Ka Da’ay

0
107

Baraf sababay dhimashada dad badan ayaa ka damay waddanka jabaan.

Barafkan oo dhawaan ka da’ay waqooyiga Japan iyo meelo kale ayaa dilay 13 qof in ka badan 80 qofna way ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale in ka badan 10,000 oo qoysna koronto la’aan ayuu ka dhigay, maamulka ayaa sheegay sidaasi.

Dawaladda waddankaasi ayaa wadda hawl Gallo lagu dhaalinayo barafkan, iyaga oo sidoo kalena wadda qorsheyaal Waddooyinka Lagaga xaadhayo barafkan ai ay gaadiidku u maraan hawlihina u ka socdaan.

Barafkan ayaa xoog uga da Aya waddankaasi waxaana la arkayaa isaga oo buux shaafiyey goobaha isu socodka.