Xildhibaan Abiib oo Arrimo Layaab leh kaga Hadlay London

0
152

Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa hadalnuu ka jeediyey London  munaasibad loogu qabtay isaga iyo Xildhibaan AxmedKhaliif Saalax ku  soo Bandhigay dhacdooyin uu Usoo joogay oo dalka ka dhacay

Xildhibaan Abiib hadalkiisa Waxa ka mid ahaa “Dadka wanaagsan cumrigoodu ma raago, qaarbaa naga dhiman La,ba way soo Taagan yihiin uun, Sagaashan ayey marayaan, ma Xanuun sadaan, Ma daalaan wuu soo Taagan yahay uun”

“Ninbaa xoolihii umadda Dhacay oo Fooq ka dhistay, markaasay caruurtii Ugu gam,i wayday oo guri kale u Kireeyey, taa taariikh dhab ah”
Xildhibaan M Abiib