Ururkii u Horreeyey Oo Diiday Inuu Hadhay

0
151

Guddoomiyaha Ururka Talo-Wadaag oo ka mid ah ururaddii la sheegay inay hadheen ,ayaa Diiday natiijada lagu sheegay in ururro uu ka mid yahay hadheen

Guddoomiyaha Ururka Talo wadaag Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa sheegay in aanuu Ururkiisu hadhin “Ururkayagu ma hadhin ma garanayo sabab loo reebay, shuruudihii waanu buuxinay” Ayaa ka mid ahaa hadallada buubaa