Dadka Itoobiyaanka ah oo lacagta Somaliland Wajaale lagu baro

0
149

Dadka Itoobiyaanka ah oo lacagta Somaliland Wajaale lagu bar

“Lacagta Somaliland Ayaanu Itoobiyaanka Barnaa si ay wax Ugu iibsasaan, ka dib Markii ay xadhkaha Goosatay Làcagtii Itoobiya Ee Birta Ahayd, waayo Làcagtii Itoobiya Waxa ay maraysaa 11kun oo bir Boqolkii dollar, taasi Waxay keentay in aanu iska dayno oo aanu isticmaalno lacagta Somaliland oo hadda wajaale wax lagu kala iibsanyo”

“Lacagta Somaliland ma dhaaftio 8500 sarifkeedu tobanka dollar oo ragbaa dejiyey, laakiin ta Itoobiya oo sannad ka hor ahayd 6500 bir Boqolkii dollar, hadda Waxa uu marayaa 11000 oo bir, taasi Waxay keentay in la iska daayo in wax lagu kala iibsado lacagta Somalilan wajaale ahaan, markaa Itoobiyaabka Ayaanu hadda barnaa si ay wax Ugu iibsasaan” Sidaa waxa Yidhi mid ka mid ah ganacsatada wajaale oo horyaaltv la hadlay