Warka Ka Soo Baxay Madaxa Xafiiskiisa Warbaahinta iyo xiriirka dadwaynaha Wasaaradda gadiidka iyo Duulista hawada XFS

0
232

War-murtiyeed

Madaxa Xafiiskiisa Warbaahinta iyo xiriirka dadwaynaha Wasaaradda gadiidka iyo Duulista hawada XFS Maxamed Cabdi cisman faradheere ayaa xaqeejiyay inay been abuurtahay warqadani kana soo bixin Xafiiska Maareeya Garoonka Aden cadde Airport

Sidoo kale waxa uu sheegay Wasaaradda ayaa ii xaqeejiyay in Goor dhaw la daabici doono Warqad lagu xaqeejinayo in aysan waxba ka jirin warar lagu daabacay Baraha Bulshada