Xoghaye Yuusuf Keyse oo walaac ka Muujiyey xanuunka Xumadda oo dad badani la Il-daran yihiin Qaarna u dhibteen.

0
107

Xoghaye Yuusuf Keyse oo walaac ka Muujiyey xanuunka Xumadda oo dad badani la Il-daran yihiin Qaarna u dhibteen

Yuusuf Keyse Abdilaahi Xoghaya warfaafinta Xisbiga Ucid, ayaa ku Dhaliilay xukuumadda inay ka gaabisay ka hawl galka xanuunkan oo ay dhayalsatay, taas oo ku sifeeyey siyaasad Xumo inay tahay dhanka xukuumadda ah

Xoghayaha ayaa timaanay inay Dadka uu xanuunkani asuubay Sanka dhiig ka Keenan Qaarna lagu arko sifooyin kale oo dhimasho sababi Kara, waxaanuu xoghayuhu sidaasu u sheegay horyaaltv

Waaaradda Caafimaadka Somaliland oo hore wax Looga waydiiyey xumaddan, ayaa ku Tilmaantay arrin iska sahaalo ah cidna aanay u dhiman, taas oo muujinaysa in aan sidii loo baaynaa looga hawl gelin xaaladdan tàgan ee xanuunkan xumadda ah