Madaxweynaha 2 Sanno Guurtida 5 Sanno oo Kordhin ah.

0
130

Madaxweynaha 2 Sanno Guurtida 5 Sanno oo Kordhin a

Madaxweynaha Somaliland Ayaa loo kordhiyey 2 Sanno halka Golaha Guurtiduna Kordhinteen 5 Sanno

Fadhigii Golaha Guurtida ee maanta ayaa lagu ansixiyey labadan muddo kordhinood ee Madaxtooyada iyo guurtida