Muxuu Noqon Karaa Go’aanka Mucaaridku

0
171

Muxuu Noqon Karaa Go’aanka Mucaaridk

Xisbiyada Mucaaridka ah Ee UCID PARTY Iyo waddani Party ayaa ka arrin Sanaya muddo kordhinta guurtidu Sameeyeen.

Kulamo uga socda magaaladda Hargeysa hogaanka Labada Xisbi ayaa la sheegay inay war ka soo saari doonaan muddo kordhintan iyo qoshaha uga meel Yaalla.

Shirarkan mucaarid Somaliland ayaa salka ku haya muddo kordhinta ay guurtidu u Sameeyeen madaxaweynaha iyo ku xigeenkiisa oo dhan muddo laba sanno ah iyo muddo kordhinta Guurtida oo dhan muddo Shan sanno ah.

Mucaaridka ayaa la filayaa inay ka soo saari doobaan muddo kordhinahan go,aan aanay ku taageersanayn oo ay kaga soo horjeedaan maadaama Komishanka doorashooyinku soo gudbiyeen muddo sagaal bilood ah

Si kastaba ha ahaateen muddo kurdhintan ayaa abuuri karta buuq Siyaasadeed, balse go,aabka Guurtida ayaa ah mid District ah oo aan ka noqosho lahayn.