” Dawladu Nabada Iyo Colaada Kee Bay Jeceshahay,Amnigase Yaa Ka Masuul Ah ” Maareeyaha Madbacada Qaranka Oo Ka Hadlay.

0
330

A.c. waa kelmadii koobneyd ee aan ka jeediyey Qalanjebintii Ardayda Machadka Ibnu-baas oo maanta ka qabsoontay guuleed hotel Waxaan kaloo si cad u sheegayaa in Amniga Gobolka Marooode Jeex waxaa xukuma Kana Masuul ah laamaha Amniga Qaranka oo uu ugu horeeyo Badhasaabka Maroodi Jeex markaa marnaba dhici mayso in goaan amni cidkale ka hadasho , hadalkaygan meelna kagama jirto in aan isku qilaafnay Saaxiibkay Jamac Xaaji Axmed waxan uun tilmaamay sababta shiikh Maxamed Idris looga joojiyay Seminarkii Lacagta ahaa shiikhana isagu galay arimo Siyaasadeed Maareeye ahaan waxa aan cabiray in Culumadu ay tahay warisatu anbiyaa lana jecel yahay laakiin hadii ay siyaasada ku milmaan waxa ay la mid yihiin dadka kale shiekh Maxamed 3 mar oo hore ayuu dalka yimid wanaag buu dalka kala kulmay laakiin maanta isaga ayaa u tacasubay Somali weyn iyo Calanka buluuga markaa waa ku ceeb in ay Hadalka googooyaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here