๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐šย  ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ (๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฅ๐๐จ๐จ๐ซ) ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐ช๐จ๐ซ๐š๐š๐ ๐š ๐›๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐‡๐€๐ƒ๐‡๐ˆ๐–๐€๐€โ€ย 

0
25

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐šย  ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ (๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฅ๐๐จ๐จ๐ซ) ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐ช๐จ๐ซ๐š๐š๐ ๐š ๐›๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐‡๐€๐ƒ๐‡๐ˆ๐–๐€๐€โ€

Wasiir Xasan Macallin ayaa Haldoor ku boggaadiyay doorka qoraanimo ee uu bulshada u hayo, wuxuuna ku dhiirigaliyay inuu sii wado dadaalkiisa, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in loo adkaysto caqabadaha jira oo noloshu ku saleysantahay dadaalka shaqsiga ah ee guulaha lagu gaaro.

 

Wasiirka ayaa ka iibsaday 50 nuqul oo ah buugga โ€œHADHIWAAโ€ si uu Haldoor ugu dhiirigaliyo waxqabadkiisa dhiirigalinta Maxamed Haldoor, waxay dhiirigalin u tahay qoraayaasha Soomaaliyeed si loo muujiyo saamaynta ay ku leeyihiin dhaqanka iyo garaadka Bulshada, wasiirka ayaa ugu dambeyn timaamay sida ay dowladda uga goโ€™an tahay kobcinta hal-abuurka iyo kobcinta garaadka Umadda Soomaaliyeed.