Dawladaha Sweden iyo Switzerland, oo raba in ay sahamiyaan fursadaha dhaqaale ee ka jira Somaliland;

0
414

Dawladaha Sweden iyo Switzerland, ayaa raba in ay sahamiyaan fursadaha dhaqaale ee ka jira Somaliland;si ay uga caawiyaan dhismaha awood dhaqaale oo ay yeelato.

Kulammo goonni-goonni ah oo ay wada yeesheen safiirka Somaland ee Kenya Baashe Cawil Cumar, safiirka bariga Africa ee Switzerland Dr Ralf Heckner iyo lataliyaha nabadda iyo dib’uheshiisiinta Sweden Johan Svensson, ayaa dhinacyadu isla garteen in loo kuurgalo fursadaha dhaqaale ee kajira Somaliland, kadibna ay Sweden iyo Switzerland JSL ka caawiyaan sidii loo dhisi lahaa fursadahaas dhaqaale.

Kulammada, waxaa goobjoog ahaa maareeyaha hay’adda duulista Somaliland Cabdi Maxamed Rodol.

Noradin Col-ujoog

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here