Dawladda Somalia oo diiday in ay ka qayb gasho shirkii wada hadallada Somaliland iyo Somalia

0
490

Dawladda Somalia, ayaa diiday in ay ka qayb gasho shirkii wada hadallada Somaliland iyo Somalia oo maanta qorshuhu ahaa in ay ka qabsoomaan Magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya.

Dawladda Somalia waxa ay sheegtay in aanay ka qayb galayn shirkaasi maanta loo ballansanaa.

Ergo ka socota Somaliland, ayaa iyagu ku sugan Nayroobi oo iyagu hore u sheegay in ay ka qayb galayaa shirkan.

Qoraalkan hoose waxa soo dhigay Agaasimaha Madaxtooyada Somalia oo ka mid ahaa xubnihii la sheegay in ay wada hadallada ka qayb galayaan una metelayaan Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here