Afhayeenka xisbiga Waddani oo shir jaraa’id qabtay oo xukuumadda Kulmiye ku eedeeyay in ay sharcigii dalka ku tumanayso.

0
427

Afhayeenka xisbiga Waddani oo shir jaraa’id qabtay ayaa xukuumadda Kulmiye ku eedeeyay in ay sharcigii dalka ku tumanayso.
“Xukuumaddan hadda talada haysa ee Kulmiye intii ay timid Somaliland oo ahayd xarunta Geeska Afrika ku taalla ee xuquuqda aadamaha laga tixgeliyo in ay labadan sanno noqotay xarunta Cadaabul Iisaanka kadib markii ay xukuumaddani iska indho tirtay ku dhaqanka xeerarka iyo Dastuurka,” Barkhad Jaamac Batuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here