Golaha Wakiilada Oo Waxma Diiiday Waxba Ansixiyey dadka Xaqooda Usoo Dhiciyey

0
20

Fadhigii Maanta ee uu shir gudoominyay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Siciid Mirre Faarax {Girre}. Ahna kusimaha Gudoomiyaha, ayaa saaka lagu ansixiyay odoroska miisaaniyada Qaranka 2024.

 

Guddi gaara oo loo xilsaaray ukuurgalka, iyo qiimaynta la xidhiidha Shirkadda Wadiniya iyo Dp world.

Golaha Wakiiladda aya diiday xil kaqaadista Xubin koomishanka dooroshooyinka qaranka jsl.