Wararkii u dambeeyay ee caalamka oo ay ku jiraan Qodobo Culus

0
25

Wararkii u dambeeyay ee caalamka oo ay ku jiraan ;

 

•Hindiya oo qayb ka noqotay duqeymaha Qasa.

 

•Mareykanka oo weerarray maraakiibta Iran.

 

• Masar oo dhisaysa deegaan ay ku soo barakacaan Falastiiniyiinta, ma waxay taageertay qorshaha Israa’iil?

 

• Putin oo sheegay musharraxa uu taageerrayo doorashada Mareykanka , ma aha Trump iyo Mareykanka oo dhaqso ah uga jawaabay!

 

• Xisbullah iyo Israa’iil waxay ku dhowyihiin dagaal rasmi oo dhex mara!

 

•Mareykanka oo sheegay inuu helay caddeymo la xiriira ciidanka Iran oo ku sugan gudaha Yemen!