Hay’adda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa ka hadashy diyaaradda Soomaaliya sheegtay in maanta laga celiyay garoonka Hargeysa

0
67

Hay’adda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa ka hadashy diyaaradda Soomaaliya sheegtay in maanta laga celiyay garoonka Hargeys

 

Akhri

 

War Murtiyeed kooban:

 

Hayadda Duuulista iyo Madaarada JSL waxay bulshada la wadaagaysaa in Madaarka Caasimada ee Cigaal iyo Madaarada kale ee dalkuba ay maanta marti galiyeen duulimaadyadii joogtada ahaa.

 

Waxa kale oo Hayadda Duulista iyo Madaarada JSL ay dadweynaha ogaysiinaysaa inay socdaan shirar muhiim ah oo ku saabsan arimaha Hawada JSL, Goaanada shirarkaasna ay wakhtiga ku haboon bulshada la wadaagi doonto.

 

Ugu dambayn Ma jirto diyaarad laga leeyahay Thailand oo xamuul ah oo maanta imanaysay Somaliland ama soo kacday oo hawada laga celiyay.