Xeeilalinta Oo Amar Kasoo Saartay Xadhiga Maxamed Ilig

0
31

Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ahna Madaxa xafiiska Xeer ilaalinta Gobolka Maroodijeex, Abdiraxmaan Iid Maxamed, ayaa ku Amray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka ee Somaliland in uu Kiiska Guddoomiyaha MM-TV ku Wareejiyo Hogaanka Baadhista Dambiyada Ee Booliska.

 

Amarka Xeer ilaaliyaha ayaa soo baxay kadib markii shalay Maxkamad Militeri la Horgeeyay guddoomiyaha MM-TV, Maxamed Cabdi Ilig oo Xidhan Maalintii 9-aad.