Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyneyaasha Somalia Iyo Jabuuti

0
64

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Maanta Dalka Jabuuti Kaga Qeyb-galaya Meertada 41-aad Ee Urur-goboleedka Igad Ayaa Kulan-doceed La Qaatay Dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Marti-gelinaya Shirkan.

 

Labada Madaxweyne Ayaa Iska Waraystay Xaaladda Gobolka, Xiriirka Walaaltinimo Ee Ka Dhexeeya Soomaaliya Iyo Jabuuti Iyo Iskaashiga Arrimaha Saameynta Ku Leh Labada Shacab Oo Ay Ugu Horreyaan Arimaha Amniga Iyo Nabadda Gobolka.