Wiil Uu Dhalay Madaxweynaha Somalia Oo Bin Turkiga Jiidhay

0
41

DEG DEG : Mashaqo hor leh: Yunus Emre Göçer oo ahaa Bajaajle Turki ah oo ku dhaawacmay shilka gaadhi uu waday wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu magacaabo maxamed Xasan Sheekh magaalada Fatih ee magaalada Istanbul ayaa ku geeriyooday Isbitaalka galabta.

 

Sida ay shaaciyeen laammaha amnigu Maxamed Xasan Sheekh ayaa watay gaadhi ay laheyd safaarada JFS we Turkiga, Shilkan ayaana dhacay duhurnimadii Khamiista, 30-kii Noofambar.

 

Abdijalil osman