700 oo falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza 24-kii saac ee lasoo dhaafay

0
62

700 oo falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza 24-kii saac ee lasoo dhaafay, welina Waxa sii socda duqaymaha aan loo mrrl dayin

 

Tirada Guud ee Dhimashada Falastiin 15207 qof ayaa lagu sheegay

 

Israaiil Tirada Dhimashada Waxa lagu sheegay 1200 oo keliya, waxaana la Amin San yahay in la xadiday khasaaraha Dhabta ah ee Israaiil.

 

Yaa Allaah u Gargaar Falastiin. Fadlan aynu u Ducayno falastiin