Qoraal ka soo baxay shirkadda Dahabshiil ayaa Sidan Lagu Yidhi 

0
44

Qoraal ka soo baxay shirkadda Dahabshiil ayaa Sidan Lagu Yidhi

Akhri

 

Maamulaha Dahabshiil Group ayaa soo dhaweeyay khudbadii #KingCharles ee COP28 UAE oo ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee ganacsatadda ee la dagaalanka isbedelka cimilada aduunka.

Dahabshiil Group waxa ka go’an inay sii wado maalgelinta iyo taageeradda tamarta nadiifta ah & cuntada waara ee deegaanadda ay dhibaatadu saameysey.

 

#cop28uae The Royal Family #dababshiil