Murashax Cirro Oo Go,aamadii Habarjeclo War Kasoo Saaray

0
69

Murashax Cirro Oo Go,aamadii Habarjeclo War Kasoo Saaray

“Waxa aan dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa go’aamada bayaanka ka soo baxay Shirka tala-wadaag ee Beelweynta Habarjeclo ee ay saaka ka soo saareen magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

 

Dhammaan madax-dhaqameedka, waayeelka, waxgaradka, culimada iyo nin garboodka ka qeyb galay Shirkaa masiiriga ah iyagana waan hambalyeynayaa sida lexojeclada leh ee ay dalka iyo dadkaba u badbaadinayaan goor walba.”

 

Musharrax cirro