Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Dhex Dhacay Agaasimeyaasha Guud

0
63

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxa isku shaandhayn ku sameeyey qaar ka mida Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dalka.

 

Madaxwaynaha ayaa xilalkii ka qaaday:

  1. Agaasimihii Guud ee Wasaarada Arimaha Dibada JSL Mudane Siciid Axmed Cabdikarim

 

  1. Agasimihii Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horomorinta Jidadka Muuse Jaamac Abyan.

 

Madaxwaynuhu wuxuu magaacabay masuuliyiintan.

  1. Mudane Axmed Abokor, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Dibada JSl.

 

  1. Mudane Mustafe Shiine, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta.

 

  1. Mudane Mustafe Cumar, oo hore u ahaan jiray Agaasimaha Guud ee Gaashandhiga, waxa loo badlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka.