Raashin Dhacey Oo Dhinaca Djibouti Ka So Galey Somaliland

0
36

Raashin Dhacey Oo Dhinaca Djibouti Ka So Galey Somalilan.

Hay’adda dhawrista Tayada Somaliland ayaa baadhay kadibna caddaysay in raashinkani xun yahay.

Muddooyinkii u dambaysay shacabka Somaliland waxa ku soo badanayay xannuuno kala duwan iyadoo dhakhaatiirtuna sheegayaan in raashinkayo daawooyinka dhacay ay sabab u yihiin intooda badan.