Horjoogaha Israaiil Oo Diiday Xabad Joojin Ka Dhaqan Gashay Gaza

0
42

DEG DEG: Netanyahu ayaa diidday baaq kasta oo xabbad-joojin ah ama joojinta colaadda Xamaas,hadalkan wuxuu ka sheegay shir jaraa’iid oo hadda ka socda Tel Aviv.

 

Waxaa uu yiri “Ku baaqida xabbad-joojin waa baaq ah in la is dhiibo— laakiin ma noqoneyno waana ka guuleysaneynaa.”