𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗕𝗲𝗲𝗻𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗬𝗲𝗲𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻𝗼 𝗪𝗮𝗸𝗶𝗶𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵

0
63

𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗕𝗲𝗲𝗻𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗬𝗲𝗲𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻𝗼 𝗪𝗮𝗸𝗶𝗶𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵

𝗛𝗔𝗥𝗚𝗘𝗬𝗦𝗔 – Wasaaradda gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL oo been abuur ku tilmaantay hadal ka soo yeedhay qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL.

 

Sidaas waxay ku sheegtay warsaxaafadeed ay soo saartay oo ay kaga hadashay mashruuc ay xustay in xildhibaanadu siyaasadeynayaan. Waxaanu u qornaa:-