“Kulmiye Dalkii Wuu Fashiliyey, Dhaqaale, Millateri Iyo Siyaasadda Ahaanba” Waddani

0
32

Xisbiga Kulmiye Dalkii dhaqaale ahaan wuu fashiliyay, Siyaasada ahaan wuu fashiliyay, Dhaqan ahaan wuu fashiliyay, Milatari ahaan wuu fashiliyay, Umad ahaan wuu

 

qab iyo qiimo tiray, Sumcadii midnimada iyo wada jirkii ay qoomiyada Soomaaliyeed ay kaga tilmaanaayeen dadka reer Somaliland wuu dhaawacay.

 

Tuhunkii iyo tamartii dawlada ahaan laga aaminsanaa meesha ayuu ka saaray

Wuxuu ka dhigay xisbiga Kulmiye shacabkii reer

 

Somaliland cid aan lagu dhex noolaan karin lana Dhex mari karin oo cuqdad iyo naxli u qaba dadka soomaaliyeed.

 

Xisbiga Kulmiye wuxuu inoo bahalo galiyay Soomaalidii aynu xadka xuduud wadaagta iyo Ganacsiga wada lahayn.