Abey Axmed Oo Baarlamanka Dalkiisa Hor Geeyey Damiciisii Bad Doonka Ahaa.

0
43

Abey Axmed Oo Baarlamanka Dalkiisa Hor Geeyey Damiciisii Bad Doonka Ahaa.

Waxa ka Hor Jeediyey Khudbad dheer oo arrintan la xidhiidha, Waxa uu ku Dooday in dhamaan Dalalka deriska la ah ay Biyo siiyaan, Iyagana aanay Suura Gal ahayn inay biyohooda la qaybsan waayan, isaga oo Sheegay in Boqortooyadii Aksum ay mamuli jirtay Badda Cas.

 

Hadalkiisa Waxa ka mid ahaa sidan “Waxaanu U Baahanahay Irrid Ama Afaaf Aanu Ka Neefsano, wanu sii Badanaynaa anagu”